#Sport:-ciyaartii koob danbeedka dugsiyada dhexe ee OBK ayaa maanta la soo afmeeray, waxa ayna ciyaar xiisa badan dhex martay fasalada 8aad A iyo 7aad A waxa ayna guushu raacday ciyaartooyadii fasalka 8aadA.
Hambalyo:-
رياضة:-
اختُتمت اليوم المباراة النهائية لكأس مدارس OBK الإعدادية، والتي جمعت بين فصلي 8A و7A في مباراة حماسية، وانتهت بفوز فريق الصف 8A.
ألف مبروك للفائزين!
Sport:-
The OBK Middle School Cup Final concluded today with an exciting match between Grade 8A and Grade 7A. Grade 8A emerged victorious.
Congratulations to the winners!


















No responses yet