Waxaa si rasmi ah u bilowday imtixaanka bilaha ah ee dugsiyada Cumar Binu khadaab, ee sannad dugsiyeedkan october. 2026-2027, waxa uuna socon doonaa 5-cisho insha allah.
بدأ رسميًا الامتحان الشهري في مدارس عمر بن الخطاب للعام الدراسي 2026–2027، لشهر أكتوبر، ومن المقرر أن يستمر لمدة خمسة أيام، إن شاء الله.
The monthly examination for October of the 2026–2027 academic year has officially begun at Omar Bin Khattab Schools and will run for five days, insha allah.




One response
ALLE HA INII FUDUDEEYO